Mareykanka oo fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo iyo maamul goboleedyada

Safaarada dowlada Mareykanka ku leedahay Soomaaliya ayaa mar kale soo saartay baaq la xariira shirka looga hadlayo arimaha Doorashada oo ku wajahan Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya iyo madax kale ee maamul goboleedyada. Qoraalka kasoo baxay Safaarada Mareykanka ku leedahay Soomaaliya ayaa loogu baaqay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo in uu xaqiijiyo qabashada shir ay … Continue reading Mareykanka oo fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo iyo maamul goboleedyada